indhasarcaad
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
indhasarcaad1
Magac lab1
Muujin wax sidii ay ahaayeen si ka beddelan loo muujiyo.
2
Si buunbuunsan oo wax quruxdooda loo muujiyo.
indhasarcaad2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad1
Wax siday ahaayeen si aan ahayn cid ugu muuqasho.
2
Wax quruxdooda si buubuunsan u muuqasho.
Is-rogga falkan
-day, -dday