Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
inshaad
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
inshaad
1
Magac lab
Ku luuqeynta qasiida diimeed iyadoo kor loogu luuqeenayo.
inshaad
2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Qasiido ku luuqeyn.
Is-rogga falkan
-day, -dday
Ereyo kale oo u soo dhow
1: insaan
Magac lab khabar
2: insaaniyad
Magac dheddig
3: insaaniyo
Magac dheddig
4: insaarax
Magac dheddig
5: insaarixi
Fal magudbe, isrogrogga 2aad
6: insaarixid
Magac faleed dheddig
7: insaarixin
Magac faleed dheddig
8: insaykolobiidiya
Magac dheddig