Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
isir ay wadaagaan
Magac lab
Xisaab
Tirada isir ahaan ay u wadaagaan laba ama dhowr tiro, tusaale ahaan 4 iyo 6 waa isirrada ay wadagan 24 iyo 36 (eeg qaybshaha ay wadaagaan).
Wadarta Magacan
-rro ..., m.dh
Ereyo kale oo u soo dhow
1: isim
Magac lab
2: isin
Magac lab
3: isir
Magac lab
4: isir-u-dhaleen
Magac lab
5: isirwadaag
Magac lab