istiraatijiyad
Magac dheddig
1
(siyaa.)Qorshe la qabto si loo gaaro himilo, gaar ahaan siyaasadda, dagaalaha, ganacsiga.
2
(siyaa.) Qorshe xirfadeed in lagu meeleyo ciidan iyo hubka, si loo helo guusha ama faa'idada ugu fiican.
Wadarta Magacan
-do, m.dh