jallaad
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
jallaad1
Magac lab1
Kutub Quraanka oo dhami ku qoranyahay.
2
(-dyo, m.dh) Toddobada subac ee quraanku ka koobanyahay midkood.
3
(-dyo, m.dh) Jildi korka kaga dahaaran kutub. ld jillaad¹.
jallaad2
Fal gudbe, isrogrogga 1aadKitaab jildi ku dahaarid. ld jillaad².
Is-rogga falkan
-day, -dday