Qaamuusle LogoQaamuusle

jasiirad

Magac dheddigJooloji
Gabal dhul ah oo ay ku wareegsanyihiin biyo, gabalkaasi dhulka ah wuxuu ku dhexyaal badweyn, bad, haro, ama webi. ld jasiiro.
Wadarta Magacan

-do, m.l