rug caafimaad
Magac dheddig
1
Qayb isbitaal ka mid ah oo gaar u ah daaweynta cudur khaas ah ama bukaan-socod-eegto ah.
2
Qayb isbitaal ka mid ah oo ay isugu yimaadaan barayaal, arday iyo bukaanno si loogu baaro looguna daaweeyo bukaanna-da.
Wadarta Magacan
-go ..., m.l