Qaamuusle LogoQaamuusle

hawl

3 Qaab ayuu ereygan leeyahay

hawl1
Magac lab
Wax ijaar ahaan loo siiyo qof shaqo qabtay.
hawl2
Magac dheddig
Waxqabad ujeeddo leh oo la adeegsanayo muruq, maskax iwm; shaqo.
Wadarta Magacan

-lo, m.l

hawl3
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
1
Qof shaqo u yeelid.
2
Cid dhibaateyn.
Is-rogga falkan

-awlay, -awshay