Qaamuusle LogoQaamuusle

jebi

Fal gudbe, isrogrogga 2aad
1
Wax is haystay xoog u kala qaybin.
2
Wax taagnaa dumin. jar
3
Xoolo iwm oo tiradoodu badantahay yarayn.
4
Xoolo iwm kala qaybin.
5
Sharci ku xad gudbid.
6
Col iwm baabi'in.
7
Ka j.: soon, salaad iwm cid ka burin.
8
Ka j.: shax, iwm cid dhawr jeer badisay ka badin.
9
Sicir yarayn (ganacsi). ld jabi.
Is-rogga falkan

-iyay, -isay