jeexo
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
jeexo1
Magac dheddigMeel godan oo biyo mareen ah. ld jeex¹ (2).
jeexo2
Fal gudbe, isrogrogga 3aadWax cad ka dillaacsasho (maro, qare, maqaar iwm).
Is-rogga falkan
-xday, -xatay
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-xday, -xatay