Qaamuusle LogoQaamuusle

jimicsi

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

jimicsi1
Magac lab
la midka ah (ld):
jimicsasho
jimicsi2
Magac lab
1
Oogo daashay ama curuqday oo la kala bixbixiyo.
2
Hab gaar ah oo loogu talaggalay in oogada, siiba muruqyada, lagu dhiso oo lagu adkeeyo.