jirro
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
jirro1
Magac dheddigIsbeddel ku dhaca xubnaha jirka nafleyda oo wax u dhima caafimaadkooda; bugto; fayoobi la'aan; cudur; xanuun.
Wadarta Magacan
-ooyin, m.l
jirro2
Fal magudbe, isrogrogga 3aadIsdbeddel ku dhaca xubnaha jirka nafleyda oo wax u dhima caafimaadkooda la kulmid; bukasho; xanuunsasho.
Is-rogga falkan
-raday, -ratay