Qaamuusle LogoQaamuusle

joogto

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

joogto1
Magac dheddig khabar
1
J. ah: wax aan isbeddel lahayn ama aan kala go'ayn.
2
Shaqaale hay'adeed oo aan maalin goosato ahayn.
joogto2
Magac dheddigNaxwe
Ammin faleed tilmaama fal dhacaya isla marka la joogo oo lagu dhawaaqayo warka.