Qaamuusle LogoQaamuusle

kaafuur

Magac lab
1
Geed shiinaha koonfureed ka baxa oo caleemihiisu weligood cagaaran- yihiin, lehna ubax midab cad oo udgoon.
2
Dheecaan geedka kaafuurka laga soo saaro.