Qaamuusle LogoQaamuusle

jirjir

Magac lab
1
Dhabarka dadka iyo nafleya kale.
2
Labada dhinac ee feeraleyda midkood.
3
Mindi iwm dhinaca wax gooya, ma ahee dhinaca kale.
4
Webi, beer iwm gawgoo-da.