kaalori
Magac labFiisikis
K. halbeeg. Xaddiga kulka ee loogu baahdo in uu heerkulka 1 garaam oo biyo ah kor u qaado 1° C (1° K). Halbeegga kaalori beryahan looma adeegsado xisaabinta fisikaad, waxana la qaataa Juul. 1 kaalori = 4.1868 juul.
Wadarta Magacan
-iyaal, m.l/dh