kawtan
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
kawtan1
Magac labCayaar quruurux lagu cayaaro oo jaadad badan u sii kala baxbaxda; shamako.
kawtan2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadKaw-tan ciyaarid.
Is-rogga falkan
-amay, -antay; -ami
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-amay, -antay; -ami