dhiman
3 Qaab ayuu ereygan leeyahay
dhiman1
Magac labBaayolojiMarka la sharxayo bu', unug, ama noole leh hal urur oo koromosoomyo aan lamaanayn.
dhiman2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad1
Wax aan dhammayn oo wax ka maqanyihiin noqosho.
2
Qof waalan noqosho.
Is-rogga falkan
-inmay, -imantay; -inmi
dhiman3
Fal magudbe, isrogrogga 4aad1
Wax aan dhammayn oo wax ka maqanyihiin ahaansho.
2
Qof waalan ahaansho.
Is-rogga falkan
-naa, -nayd