Qaamuusle LogoQaamuusle

dhoob

3 Qaab ayuu ereygan leeyahay

dhoob1
Magac lab
1
Dhoobo.
2
Weel dhoobo laga sameeyey.
dhoob2
Magac lab
Midab ri' cad dhabannada uga yaal.
dhoob3
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
1
Wax badan meel isugu ururin.
2
Guri, xafiis iwm salaaxid.
3
Fallaar, gammuun iwm waabaayo marin.
Is-rogga falkan

-bay, -btay