faan
3 Qaab ayuu ereygan leeyahay
faan1
Magac labHadal aan dhab ahayn oo cid lagu ammaano.
faan2
Magac dheddig1
Ilig dheer.
2
Foolasha maroodiga ee dhaadheer midkood.
Wadarta Magacan
-no, m.l
faan3
Fal magudbe, isrogrogga 1aadHadal aan dhab ahayn isku ammaanid.
Is-rogga falkan
-nay, -ntay