guudaan
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
guudaan1
Magac labNooc cudur ka mid ah cudurrada geelaha oo geeri leh.
guudaan2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadGeel guudaan haya ahaansho.
Is-rogga falkan
-aamay, -aantay; -aami
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-aamay, -aantay; -aami