Qaamuusle LogoQaamuusle

qabow

3 Qaab ayuu ereygan leeyahay

qabow1
Magac lab
1
Kuleyl la'aan.
2
Q. ah: wax aan kululeyn.
qabow2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
1
Wax heerkulkiisu hooseeyo noqosho.
2
Qof xasilan noqosho.
Is-rogga falkan

-oobay, -owday; -oobi

qabow3
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
1
Wax heerkulkiisu hooseeyo ahaansho.
2
Qof xasilan ahaansho.
Is-rogga falkan

-boobaa, -boobayd