faanfaan
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
faanfaan1
Magac lab1
Fal kibir ku jiro oo cid muujiso si loogu ammaano.
2
la midka ah (ld):
faanfaanid
faanfaan2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadFal kibir ku jiro muujin si loogu ammaano.
Is-rogga falkan
-nay, -ntay