waari
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
waari1
Magac labSheekada haabeenkii lagu soo jeedo, dhafar; dabjeex.
waari2
Fal gudbe, isrogrogga 2aad1
Waar ku cabbirid.
2
Wax waaro ka dhigid.
Is-rogga falkan
-iyay, -isay
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-iyay, -isay