kedi
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
kedi1
Magac labGeed qodxeed miro la cuno leh oo qolof adag leh, layskuna daaweeyo; shillin; kulan; quud.
kedi2
Fal magudbe, isrogrogga 2aadla midka ah (ld):
kadi
Is-rogga falkan
-iyay, -isay
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-iyay, -isay