Qaamuusle LogoQaamuusle

khamaar

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

khamaar1
Magac lab
Cayaaro lacag lagu kala helo. ld khammaar¹.
khamaar2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
1
Khamaar ciyaarid.
2
Ku k.: wax biimo gelin. ld khammaar².
Is-rogga falkan

-ray, -rtay