Qaamuusle LogoQaamuusle

khamaas

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

khamaas1
Magac lab khabar
Kh. ah: bil labaatan iyo sagaal ku dhammaata; toomman.
khamaas2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Toomman noqosho (bil).
Is-rogga falkan

-say, -stay