khasab
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
khasab1
Magac lab1
Dirqinta cid lagu dirqiyo wax aysan raali ka ahayn.
2
Geed bal iyo alammo leh oo toos u baxa oo dheecaankisa sonkorta laga sameeyo.
khasab2
Fal gudbe, isrogrogga 1aadWax cid ku dirqin.
Is-rogga falkan
-sbay, -sabtay; -sbi