Qaamuusle LogoQaamuusle

kiis

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

kiis1
Magac lab
1
Dacwad maxkama-deed.
2
la midka ah (ld):
xiish
Xereynta geel laga xereeyo dad mag lagu leeyahay
Wadarta Magacan

-sas, m.l

kiis2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
1
Wax cidid.
2
Dad mag lagu leeyahay xoolo ka xereyn.
Is-rogga falkan

-say, -stay