Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
laangooyo
Magac dheddig
1
la midka ah (ld):
laangooyn
Goynta xilli abaar ah xoolo loo gooyo geedaha magoolay laamahooda
2
Jaridda meel jiq ah laame laga jaro si loo maro.
3
Astaan lagu muujiyo jaho la aaday.
Ereyo kale oo u soo dhow
1: la'aan
Magac faleed dheddig
2: la'aansho
Magac lab ama dheddig
3: laa
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
4: laab
Magac lab
5: laabad
Magac lab
6: laaban
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
7: laabasho
Magac faleed dheddig
8: laabato
Magac dheddig