laayac
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
laayac1
Magac lab1
Qof xoolaha lumiya oo aan si fiican u ilaalin.
2
Wax aan la ilaalin. ld layac¹.
Wadarta Magacan
-cyo, m.dh
laayac2
Fal gudbe, isrogrogga 1aadWax baylihid. ld layac².
Is-rogga falkan
-cay, -cday; -yici