lallabo
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
lallabo1
Magac dheddig1
Laqanyo; yaqyaqsi.
2
Qayladhaan gurmad degdeg ah.
3
Dareenka in qofka mataggu hayo oo kale, sida dadka safarka badda ama wallaca. ld labbalabbo, labballabbo, lablabbo, lallabbo.
lallabo2
Magac dheddigDaawoDareenka in qofka mataggu hayo oo kale, sida dadka safarka badda ama wallaca.