laxaamad
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
laxaamad1
Magac dheddigMacdan dhulka laga qodo, jaadad badan, jilicsan, oo marka la dhalaaliyo wax lagu alxamo.
laxaamad2
Fal gudbe, isrogrogga 1aadBir iwm alxamid.
Is-rogga falkan
-day, -dday
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-day, -dday