lis
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
lis1
Magac lab ama dheddig1
Caano markaas la lisay.
2
Wax kastoo caano ama dhacaan leh sida xabagta iyo cinjirka iyo dhiinka miraha, oo la soo tuujiyo.
3
la midka ah (ld):
lisid
lis2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad1
Caano maalid.
2
Mindi af u yeelid.
Is-rogga falkan
-say, -stay