luusluus
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
luusluus1
Magac lab1
Liqid la liqo cunto iyadoo aan la ruugin.
2
L. ah: qof waayeel ah oo tallaabada iyo waxqabdkuba dhibaan.
luusluus2
Fal gudbe, isrogrogga 1aadCunto iwm iyadoo aan la calalin liqid.
Is-rogga falkan
-say, -stay