Qaamuusle LogoQaamuusle

macaan

3 Qaab ayuu ereygan leeyahay

macaan1
Magac lab
1
Dhadhanka sonkorta, malabka, xalwada iwm.
2
Dhadhan kasta oo carrabku jeclaysto.
macaan2
Magac faleed dheddig
eeg falka uu magacaan ka soo jeedo:
. ld macaansho, maci.
macaan3
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
1
Wax dhadhan carrabku aad u jeclaysto leh ahaansho (cunto, cabbitan).
2
Qof aad u dabci wanaagsan ahaansho.
Is-rogga falkan

-naa, -nayd