Qaamuusle LogoQaamuusle

madaxtus

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

madaxtus1
Magac lab
1
Tegidda la tago meel hawl laga hayo iyadoo aan la doonayn in laga qayb qaato.
2
Kormeer aan toos ahayn oo cid hawl haysa lagu sameeyo. ld madaxtusid.
madaxtus2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
1
Meel hawl laga hayo,iyadoo aan la doonayn in laga qayb galo, tegid.
2
Cid hawl haysa kormeer aan toos ahayn ku samayn.
Is-rogga falkan

-say, -stay