manjasaar
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
manjasaar1
Magac labQaabka loogu fariisiyo ilmo saxaroonayo ama kaadshaya iyaga oo labada lugood la dul saarayo. ld majasaar¹, mijasaar¹, minjasaar¹.
manjasaar2
Fal gudbe, isrogrogga 1aadIlmo saxaroonayo ama kaadshayo lugo saarid. ld majasaar², mijasaar², minjasaar².
Is-rogga falkan
-ray, -rtay