Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
manjaxaabi
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
1
Qof taagan ama socda lugihiisa dhulka ka qaadid si uu u dhaco.
2
Xukun afgembin. ld majaxaabi, mijaxaabi, minjaxaabi.
Is-rogga falkan
-iyay, -isay
Ereyo kale oo u soo dhow
1: man
Magac lab
2: manaafacaad
Magac lab
3: manaafacaadid
Magac faleed dheddig
4: manaafacaadsasho
Magac faleed dheddig
5: manaafacaadso
Fal gudbe ama magudbe, isrogrogga 3aad
6: manaahiij
Magac dheddig wadar
7: manaayo
Magac dheddig
8: mandad
Magac dheddig