Qaamuusle LogoQaamuusle

mashaqo

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

mashaqo1
Magac dheddig
Dhibaato; shiddo; mixno; mushkulad.
Wadarta Magacan

-ooyin, ml.

mashaqo2
Magac dheddigFiisikis
Cabbirka xaddiga walaxi qaab doorsoontay, marka la saaro xoog qaab-dooriye ah. Qaab doorintu marka ay tahay dherer, mashaqadu waxa ay le'egtahay saamiga isbeddel dhererka iyo dhererka salka ah.