Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
matatari
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
1
Xoolo muquuno ah cid siin.
2
Nafley meel aan laga arki karin gelin.
3
Isku m.: meel ciriiri ah si dhib iyo xoog leh ku dhexgelin (nafley).
Is-rogga falkan
-iyay, -isay
Ereyo kale oo u soo dhow
1: mataal
Magac lab
2: mataan
Magac lab
3: mataanayn
Magac faleed dheddig
4: mataanee
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
5: mataansan
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
6: mataansanaan
Magac faleed dheddig
7: mataansanaansho
Magac lab ama dheddig
8: mataatac
Magac lab