Qaamuusle LogoQaamuusle

milgee

Fal gudbe, isrogrogga 2aad
1
Cid xurmeyn.
2
Hadal asluub u yeelid.
3
Shabaag qaab milgo ah u sameyn.
4
Ceel miileyn.
Is-rogga falkan

-geeyay, -geysay