Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
moqorso
Fal magudbe, isrogrogga 3aad
1
Neef dhali raabo minkiisa kalabbixid.
2
Welwel dhan waliba la eegid (neef foolanaya). ld maqooro.
Is-rogga falkan
-saday, -satay
Ereyo kale oo u soo dhow
1: moqor
Magac lab
2: moqor-sambabeed
Magac lab
3: moqorka-kalka-wadnaha
Magac lab
4: moqorof
Magac lab
5: moqorsasho
Magac faleed dheddig
6: moqotin
Magac lab