Qaamuusle LogoQaamuusle

moxoggo

Magac dheddig
1
(bot.) Geed la beero oo xididdo buruq waaweyn oo dhulka ku xabaalan, dad iyo duunyaba way cunaan, bur wanaagsanna waa laga sameeyaa.
2
la midka ah (ld):
moxog (2)