Qaamuusle LogoQaamuusle

muho

Fal magudbe, isrogrogga 3aad
1
Wax ku hungoobid.
2
U m.: cid ama wax kalgacayl ama rabid u qabid; uurka wax ka doonid; wax laabraacid.
3
U m.: khatar uga baqid (cid). ld maho, moho.
Is-rogga falkan

-hday, -hatay