mullaay
Magac dheddig
1
Lakab mayrax ah oo u dhexeeya jillowda iyo lafta geedka.
2
Liid jilicsan ee cajaladda ku dhexjira oo hadalka, heesaha, muusika iwm lagu duubo.
3
Liid maro ah, jilicsan, khad leh oo teebka ku dhex jira oo farta warqadda lagu qoray muujisa.
Wadarta Magacan
-yo, m.dh