mutux
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
mutux1
Magac lab khabar1
M. ah: qof qaawan.
2
M. ah: qof keli ah oo aan cidi wehelin.
3
M. ah: hadal aan asluub iyo xishood lahayn. ld matax¹.
mutux2
Fal laba-gudbe, isrogrogga 1aadIs m.: hadal aan asluub iyo xishood lahayn ku hadlid; is-giriirixin. ld matax².
Is-rogga falkan
-xay; -xday