Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
mutuxan
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
1
Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho.
2
Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho.
3
Qof qaawan ahaansho. ld mataxan.
Is-rogga falkan
-xnaa, -xnayd
Ereyo kale oo u soo dhow
1: mu'tamir
Magac lab
2: mutacallin
Magac lab
3: mutakafi
Magac lab
4: mutakafinnimo
Magac dheddig
5: muteysasho
Magac faleed dheddig
6: muteysii
Fal laba-gudbe, isrogrogga 2aad
7: muteysiin
Magac faleed dheddig
8: muteyso
Fal gudbe, isrogrogga 3aad