Qaamuusle LogoQaamuusle

mutuxnow

Fal magudbe, isrogrogga 3aad
1
Qof keli ah oo cidi wehelin noqosho.
2
Hadal aan asluub iyo xishood lahayn noqosho.
3
Qof qaawan noqosho. ld mataxnow.
Is-rogga falkan

-naaday, -naatay