Qaamuusle LogoQaamuusle

waalo

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

waalo1
Magac dheddig
Cayaar cayaaraha hiddaha iyo dhaqanka ka mid ah, raggu cayaaro oo labo saf oo iska soo horjeeda, tira isla egna ah, iyadoo jilbajabsan gacmahana lagu cayaaro hees iyo jiibna leh; hellem.
waalo2
Fal magudbe, isrogrogga 3aad
1
Wax waalan noqosho.
2
Ka w.: meel cabsi awgeed uga cararid.
Is-rogga falkan

-aashay, -aalatay